Wednesday, March 31, 2010

Heshiiska Addisababa ee Somalia iyo Puntland oo muujiyey itaal yarida ee qaranka.

Shariif iyo Puntland

Madaxweynaha Soomaaliya iyo Madaxweynaha Puntland ayaa is faham uu ku dhexmaray kulan ay maanta ku qaateen magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia.

No comments:

Post a Comment