Thursday, May 16, 2013

Axmed Madoobe oo loo doortay madaxweynaha Jubaland iyo Barre Hiraale oo ku dhawaaqay in uu yahay Madaxweynaha Jubaland

Axmed Madoobe oo loo doortay madaxweynaha Jubaland iyo Barre Hiraale oo ku dhawaaqay in uu yahay Madaxweynaha Jubaland

axmed madoobeAnigu muddo afar sano ka hor ah ayaa la I doortay colaadna ma doonayo in aan ka sameeyo

Kismayo(Waaheen) Waxaa maanta xarunta Jaamacadda Kismaayo ka dhacday doorashada madaxweeynenimo ee maamul goboleedka Jubbaland, waxaana doorashadani ku tartamayay ku dhawaad ilaa 3 Musharax oo u taagnaa xilka Madaxweeynenimo ee dowlad goboleedka Jubbaland.

Goobta uu shirku ka dhacayay ayaa waxaa ku sugnaa ilaa 500 oo ergo oo ahaa ergadii loogu talogalay in ay doorato madaxweeynaha, waxaana sidoo kale soo xaadiray Musharixiinta kala ah: Musharax Sheekh Axmed Max'ed Islaam (Axmed Madoobe), Musharax  Max'ed Nuur Shambaar, Musharax Hilowle Aadan Muxumed.

Labadan musharax ee la tartameeysay Sheekh Axmed Madoobe ayaa inta aan codka la qaadin ka hor qudbado ay ka jeeediyeen goobta uu shirku ka dhacayay ka sheegay in ay u tanaasuleen Musharax Axmed Madoobe.

Gudoomiyihii Maamulka KMG ahaa Kismaayo Sheekh Axmed Max'ed Islaam (Axmed Madoobe) oo khudbad dheer ka jeediyay goobtii ay doorashada ka dhaceeysay ayaa ballan qaaday in hadii la doorto uu dadka iyo dalka ugu shaqeeyn doono si cadaalad ah, isagoona ergada ka codsaday in ay codkooda siiyaan.

Intaas kadib ayaa waxaa bilaabatay codeynta oo ahayd hab gacan taag ah, waxaana Sheekh Axmed Madoobe codkooda siiyay ilaa 485 Musharax, waxaa ka aamustay Shan Musharax, waxaana diiday 10 Musharax, waxaana intaa kadib gudiga doorashada ay ku dhawaaqeen in Sheekh Axmed Madoobe uu ku guuleeystay madaxweeynenimada dowlad goboleedka Jubbaland.

Isla goobta ayaa waxaa ka dhacday dhaarintii madaxweeynaha, waxaana Sheekh Axmed Madoobe uu ku dhaartay in dalka iyo dadka uu ugu adeegi doono si daacad ah islamarkaasina waafaqsan shareecada Islaamka.

Arinta xusidda mudan ayaa ahayd in ay goobta ka maqnaayeen musharixiintii ugu cadcadaa ee iyagu doonayay in ay qabtaan xilka madaxtinimo ee dowlad goboleedka Jubbaland, kuwaasoo ay kamid yihiin Musharax Sheekh Max'ed Ibraahim Shakuul, Musharax Max'ed Cabdi Gaandi, Musharax Eng. Bashiir Axmed Max'ed, Musharax  Xildhibaan Max'uud Cali Magan kuwaasoo mudooyinkii ugu danbeeyay magaalada Kismaayo ka waday olole aad u ballaaran oo ay ugu jireen xilka madaxweeynenimo ee Jubbaland.

Magaalada Kismaayo ayaa mar qura waxa isqabsatay rasaas ay furayeen taageerayaasha Sheekh Axmed Madoobe, waxaana wadooyinka waaweyn ee magaalada buuxdhaafiyay dadweeyne iyo gaadiid kuwa dagaalka ah oo u dabaaldegayay Madaxweeynaha cusub ee loo doortay Jubbaland.

Ku dhawaaqidda madaxweeynaha cusub ee dowlad goboleedka Jubbaland ayaa kusoo beegmeeysa xilli xukuumadda Soomaaliya ay maanta ku dhawaaqday guddi ka kooban 16 xubnood oo labada gole ka tirsan kuwaasoo la sheegay in ay ka shaqeyn doonaan arimaha Jubooyinka iyo sidii xal

 

Dhinaca Kale, Barre Hiiraale ayaa ku dhawaaqay ayaa in uu yahay madaxweynaha Jubaland, waxaanu xusay in sy shir qabsadeen lagu doortay isagoo ku tilmaamaya Doorashada Axmed Madoobe In aya IGAD iyo Kiiniya sameeyeen. Waxaanu sheegay in aanu aqoonsanayn Madaxweynenimada Axmed Madoobea

 

Short URL: http://waaheen.com/?p=66208

Wednesday, May 15, 2013

Nigeria's Boko Haram attacks bring military reprisals to locals


Nigeria's Boko Haram attacks bring military reprisals to locals


Insurgency in the north-east has led the president to impose a state of emergency that oppresses residents stuck in the middle
Monica Mark in Maiduguri
guardian.co.uk,
 nigeria vendor baga nigeria
A water vendor near an armoured vehicle in Baga, north-east Nigeria. President Jonathan Goodluck has declared a state of emergency in the region. Photograph: Pius Utomi Ekpei/AFP/Getty Images

As the paved roads of north-eastern Nigeria begin to melt into the sands of the Sahara desert, a cluster of picture-perfect mud-and-thatch homes marks the entrance into Boko Haram territory. Here, barely 30 minutes' drive from the neat government complexes flanked by fountains and tamarind trees in Borno state's capital, Maiduguri, power slips almost entirely into the hands of the group trying to carve an Islamist state in Africa's most populous country.

"They walk around here holding their guns as if they are carrying just ordinary bottles of water," said Garba, an old man laying out bundles of straw in the blazing sun. He waved at the horizon where goats and camels grazed on scrubby bushes. "That is where they bury [their guns] in the sand."

"You shouldn't stay long – they kill anyone they don't know here," he added.

The increasing infiltration of far-flung settlements such as this, dotted along a route that leads into hideouts in the vast Sahara that spans porous borders, prompted Nigeria's president, Goodluck Jonathan, on Tuesday to impose a state of emergency on the north-eastern states of Borno, Yobe and Adamawa. "In many places, they have destroyed the Nigerian flag and other symbols of state authority and in their place, hoisted strange flags suggesting the exercise of alternative sovereignty," he said during the televised announcement.

Around 8,000 troops will be granted sweeping powers in an attempt to crush the insurgency militarily, a move that could inflame tensions with local communities and is likely to mean pulling some Nigerian troops from the west African-led force battling a separate Islamist insurgency in Mali.

Chris Olukolade, the national defence spokesman, said the bulk of military action would focus on border communities.

Bolstered by sophisticated weapons from Libya, The Guardian has learned Boko Haram is trying to strengthen its hold through chilling new tactics that include forcible conscription.

Indigo-robed men on camels ride past cars rusting on the side of the explosive-ridden road. The windows of government health centres have been blasted out, and bullet holes scar the weed-covered signposts of schools. Yards away from the remains of a camel protruding from the sand, a cluster of children in bright rags sit under the shade of a neem tree, carefully copying their lessons onto chalkboards in an almajari, or Qur'anic school.

In the dust-blown city of Maiduguri, where the group's secretive membership has thrown a cloak of suspicion over entire neighbourhoods, civilians gathered in nervous knots to watch troops pouring in.

"I see plenty of soldiers moving in with their trucks chanting their war songs, but they are just going in there to kill innocent citizens," said resident Abba Kakami. "What happens if soldiers meet farmers who carry [traditional hunting] guns? How can they differentiate between a terrorist and a civilian?"

Just off the main roads where cars are forced to brake suddenly at barked orders from policemen behind sandbags, residents have long barricaded their own side streets against the security forces in a city that appears at war with itself.

"Boko Haram are the kings of these streets," said Hamza, grilling sticks of meat in an otherwise deserted street in London Chiki, a neighbourhood scarred with burnt out homes. With a nervous glance over his shoulder where a nearby notice threatened to kill any informants, he said: "What do the security forces expect us to do in this situation? You keep quiet before [Boko Haram] send you to your grave."

Weakened by a military crackdown and brutal internal codes that have seen members peel away to form splinter groups, Boko Haram commanders have also turned to ruthless new methods as they attempt to stage a comeback.

In the past, most captured operatives cited jihad and promises of paradise during interrogations, security officials and two locals in regular contact with Boko Haram cells told the Guardian. Now they increasingly give a disturbing new motive: they have been ordered to kill or be killed themselves.

"They told us members assigned to 'high-value areas' must get a 'hit' within two weeks, or their own commanders kill them," said a senior intelligence official who interrogates suspects in the northern capital, Kano. "It doesn't matter who they kill; they have to kill to stay alive."

Among the earliest to experience this was Kano-based mechanic Chuku, who found himself sharing a jail cell with 17 militants last year after failing to scrape together a police bribe. "They talked about the Qur'an and said soon Nigeria would be an Islamic state," Chuku said, talking quietly in a dust-covered liquor store of the kind targeted by the insurgents.

Peering anxiously into the streets, where turbaned guardsmen on horseback, living ghosts of Kano's empire glory days, rode past patrolling police tanks, he said: "They told me not to worry because some of their guys were going to get us out of this jail."

When an explosion rocked the jail cell a week later, an attack which left 185 dead, his cell occupants started cheering. As Chuku made to escape the grounds strewn with bodies, two men grabbed him and sniffed his clothes to make sure he wasn't a police officer – those held in police cells are almost never allowed to wash or change clothes – then led him to a Peugeot van. "The boot was full of AK47s with barrels sawn off. They told me I must take one, and kill a policeman or they will kill me," Chuku said.

He took a gun and escaped from the men in the chaos of the battle.

Nigerian troops also face a group who appear to have a new military edge after gaining control of weapons from Libya. In Bama this month, a co-ordinated strike against a police station army barracks left 55 dead and freed over 100. "They came in with around 20 pickup trucks, around half of them were mounted with anti-aircraft guns," said a policeman who was present during the attacks. "This is a weapon that can bring down a commercial jet. As soon as you fire one of those things, nobody knows what is happening."

Analysts say emergency rule could weaken urban cells, but questions remain as to what happens once the six-month emergency rule is lifted. "The growing militarisation of the north-east will provide short-term gains, but will fail to address the root drivers of militancy," Control Risks Africa analyst Roddy Barclay said.

Xubno Kamida Xisbiga Ucid Ayaa Jawaab Kulul Ka Bixiyay Hadaladii Dhawaan ka Soo Yeedhay Wasiiro Xukumada Ka Mida

Xubno Kamida Xisbiga Ucid Ayaa Jawaab Kulul Ka Bixiyay Hadaladii Dhawaan ka Soo Yeedhay Wasiiro Xukumada Ka Mida

ucid2Hargaysa(waaheen)-Xubno kamida Xisbiga Cadaalada Iyo Daryeelka Ayaa maanta shir Jaraid oo Ay ku Qabteen Hotel Bar-Guuled kaga Jawaabay HAdaladii Dhawaan Ka Soo yedhay Qaar Kamida Wasiirada Xukuumada Somaliland iyaga Oo Sheegay In ay meel kaga Dhaceen Guddomiyaha Xisbiga Cadaalada Iyo DAryeelka Ee Ucid Mud: FAysal Caku Waraabe Oo Dhawaan ay Warbaahinta lagu Arkay Sawr uu La fadhiyo Madaxweynaha Somaliya Iyo Wasiiradiisa Daakhiliga.
Hadaba xubnahani oo iskugu jiray dumar iyo dhalinyarta xisbiga ayaa waxaa ugu horeyn warbaahinta la hadashay marwo xaliimo oo ah guddomiyaha garabka hawenka ee Xisbiga Cadaalada Iyo Daryeelka Iyada oo tilmaamtay inay Tahay Meel KAga dhac wixii Ay Ku Hadleen Wasiiradii Dhalecaynaayay Guddomiyaha Xisbiga mud: faysal Cali Waraabe waxaana hadaladeedi ka mid ahaa

" somaliya waatii ay barlamaanku u codeeyeen ee madax iyo haween ay tageen ma marka aad la kulmaysaan waa xalaal ayaad leedahiin marka uu qofkale la kulmana waa xaaran waxaan arkaa in ay ceebeysan yahiin dawlada iyo madaxda isku sheeganba, faysal cali cidna ka sheekeyn mayso halka uu dimuquradiyada iyo horunmarka somaliland gaadhsiiyay waa nin u damqada dalka iyo dakiisaba, waanu ognahay in shanta sano dib loo dhigay oo la doonayo in laysku daro xamar iyo hargaisa ee makhajilayaan kamana yeelayno shacabka iyo dadka reer Somaliland midnimadoodu waa muqadasayaanu leenahay cayda iyo aflagaadada ay wadaan kuwan xukumada isku sheegiina ha joojiyaan ayaan leenahay"
Sidoo kale waxaa isna halkaasi ka hadlay mud: c/raxmaan sheikh Aadan oo ah Guddomiyaha Gobalka ee Xisbiga Ucid waxaana hadaladiisi ka mid ahaa " waxaynu ognahay in dhawaan ay soo baxday dacayad aan meelnaba haysan oo badheedha oo faysal lagu qaaday taasi oo ahayd mid been abuura oo shacabka laga dhaadhaciyay in uu faysal meel kaga dhacay qaranimadii hase ahaate anagu waxaanu maanta leenahay dawlada iyo madax isku sheeganba waad iska hadasheen ee faysal waxaas ka weyn waxaa jirta in shacabka markii ay madax weynaha iyo intii la socotay ay tageen ingiriiska laysku ag sawray siranyo iyo madax weynaha somaliya shacabku dhib umuu arag, sidoo kalena markii turkiga waa laysku ag sawray shcabku hadana dhib umuu arag, hadaba mawaxaad leedahiin anagu markaanu qadiyadayada ka dhaadhicinayno waa xalaal dadka lena waa xaaraan hase ahaate madaxdan waa weyn ee caytamaysa ee aflagadaynaysa guddomiyaha dhan ee aad aragteen ee hiil iyo hooba shacabkiisa la garab taagan sidii ay u heli lahayeen ictiraaf caalamka u weydiiya ee cid wax kal qabataa aanay jirin ayaad maantana ku tilmaamteen mid qaranimada ku ciyaaraya, waxaa jirta inankan yare e xirsi iyo wasiirkan warfaafintuba waa ay iska hadleen oo wax aan masuul ku hadal ayaa ay ku hadleen,
waxaa jirtay imika markanu shirkan qabanaynay ayaa waxaanu halkan ugu soo galnay wasiirka warfaafinta oo lacag dollar halkan ku tirsanaya markuu na arkayna waa uu baxay malaha waxaan isnidhiba cayda faysak kacag ayaa lagu helaa oo madaxda qaar lacag ayaa lagu guddonsiyaa waar waxaas ka xishooda oo isla yaaba ayaanu leenahy faysalna waa nin tan u dhintay idinkana abaal idinkama rabo ee ilaahay ayaa ka abaal marin doona"
gaba gabadii waxaa soo xidhay yuusuf kayse cabdulaahi oo isna ku yara dheeraday ka jawaab bixinta hadaladii dhawaan ka soo yeedhay qaar ka mida madaxda dalka kaasi oo ay aflagaado badheedha kula kacayeen guddomiyaha xisbiga waxaana hadaladiisi ka mid ahaa " waxa dhacday ee aanu ognahay in ay madax qaran oo qaran huwani shicibkoodi meel habaabin ku sameeyeen oo dadka inay nacsiiyaan ugu tala galeen waar mawaxaad weydeen mar marsiyo kale oo aad faysal ku weerar taan waxaan leeyahay waar khajila oo wax isku fala, mida kale ninkan xirsi lagu sheegayo waxaan leenahay ma maslaxaad iyo laaluushid ayaad beesha 5 kilo mitir iskaga dhaadhicinaysay waxaan leeyahay waxaa dhow shirkii qaran ee lagu baaqay waana uu qabsoomaya cid joojinkartaana majirto ama xirsi ha soo diraan ma mid kale ha soo dirsadaan ee waxaan leenahay waanu qabanaynaa waana uu dhacayaa"
Si Kastaba ha ahaate maalmahan u danbeeyay ayaa waxaa suuqyada iyo meheradaha lagu caweeyo lagu sheekaysanayay sawr dhawaan warbaahinta lagu arkay kaaasi oo ka turjimayay fadhi ay wada fadhiyeen guddomiyaha xisbiga iyo madaxweynaha somaliya iyo wasiiradiisa daakhiliga oo asal ahaan ka soo jeeda Somaliland, hadaba hadaladan ay xukumada iyo xisbiga mucaaridka ah ee ucud is dhafsanayeen ayaa waxaa ka dhex dhalan doona isnac iyo kala tafaraaruq hadii an wx laga qaban iyada oo waliba ay soo dhawdahay maalintii qaranimada Somaliland ee 18-kamay
Yacquub kuuriya
Hargaisa, Somaliland
Waaheen desk office

Justice investigating IRS targeting of tea party; government watchdog blames lax management

Justice investigating IRS targeting of tea party; government watchdog blames lax management

By Associated Press, Published: May 14 | Updated: Wednesday, May 15, 12:26 AM

WASHINGTON — The Justice Department is opening a criminal investigation of the Internal Revenue Service just as another probe concludes that lax management enabled agents to improperly target tea party groups for extra scrutiny when they applied for tax exempt status.

Attorney General Eric Holder said he ordered the FBI to investigate Friday — the day the IRS publicly acknowledged that it had singled out conservative groups.

Gallery

Politicians who support same-sex marriage

Sens. Heidi Heitkamp and Tim Johnson join other prominent figures in endorsing marriage rights.

"Those (actions) were, I think, as everyone can agree, if not criminal, they were certainly outrageous and unacceptable," Holder said. "But we are examining the facts to see if there were criminal violations."

Holder is scheduled to testify Wednesday before the House Judiciary Committee.

Three congressional committees already are investigating the IRS for singling out tea party and other conservative groups during the 2010 congressional elections and the 2012 presidential election. But Holder's announcement would take the matter to another level if investigators are able to prove that laws were broken.

Ineffective management at the IRS allowed agents to improperly target tea party groups for more than 18 months, said a report released Tuesday by the Treasury inspector general for tax administration. The report lays much of the blame on IRS supervisors in Washington who oversaw a group of specialists in Cincinnati who screened applications for tax exempt status.

It does not indicate that Washington initiated the targeting of conservative groups. But it does say a top supervisor in Washington did not adequately supervise agents in the field even after she learned the agents were acting improperly.

"The report's findings are intolerable and inexcusable," President Barack Obama said in a statement. "The federal government must conduct itself in a way that's worthy of the public's trust, and that's especially true for the IRS. The IRS must apply the law in a fair and impartial way, and its employees must act with utmost integrity. This report shows that some of its employees failed that test."

The agency started targeting groups with "Tea Party," ''Patriots" or "9/12 Project" in their applications for tax exempt status in March 2010, the inspector general's report said. By August 2010, it was part of the written criteria used to flag groups for additional scrutiny.

Lois Lerner, who heads the IRS division that oversees tax exempt organizations, had been briefed on the matter in June 2011. She ordered the initial tea party criteria to be scrapped, but it later evolved to include groups that promoted the Constitution and the Bill of Rights. The practice was ended in May 2012, the report said.

IRS agents were trying to determine whether the political activities of such groups disqualified them for tax exempt status. These groups were claiming tax exempt status as organizations promoting social welfare. Unlike other charitable groups, they can engage in political activity. But politics cannot be their primary mission.

It is up to the IRS to make the determination.

Boy accused in killing of his sister due in court By The Associated Press TRACIE CONE (Associated Press)


Photo credit: AP | FILE - In this April 29, 2013 file photo, teacher Cecilia Richardson helps a student tie a ribbon honoring murder victim, third grader Leila Fowler, at Jenny Lind Elementary School in Valley Springs, Calif. The father of a 12-year-old boy arrested in the stabbing death of his 8-year-old sister says he believes his son is innocent until he is shown evidence that proves otherwise. Barney Fowler, father of a 12-year-old boy accused of fatally stabbing his 8-year-old sister, on Monday, May 13, 2013 said that the family is standing behind the boy "until they have the proper evidence to show it's my son." Sheriff's deputies in the Central California foothill community of Valley Springs arrested the 12-year-old on Saturday in the April 27 death of 8-year-old Leila Fowler. (AP Photo/Rich Pedroncelli, File)

Photos

(AP) -- A 12-year-old boy accused of fatally stabbing his 8-year-old sister in their Central California home is due in juvenile court Wednesday after his attorney said the boy had been charged with murder.

Attorney Mark Reichel told KTVU-TV Tuesday evening that his client has been charged with second degree murder and a special allegation for use of a dangerous weapon.

Dawladdaha G7-ka oo Dawladda Somaliya la saxeexday Mashruuc ay ku midaynayaan qaadhaamadii ay Somaliya siin jireen

Dawladdaha G7-ka oo Dawladda Somaliya la saxeexday Mashruuc ay ku midaynayaan qaadhaamadii ay Somaliya siin jireen

7gMuqdisho(Waaheen) Ra'iisal Wasaaraha Xukuumada Federaaliga ah ee Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon "Saacid" ayaa shalay ka hadlay muhiimada midaynta gargaarka Qaadhaan-bixiyeyaasha ee loo yaqaan 'New Deal Process'. Munaasaba lagu maamusay bilowga qorshahan cusub ayaa ka dhacday Muqdisho, waxaana ka soo qeyb galay xubno ka tirsan labada golle ee dawladda, diplomasiyiin, masuuliyiin ka socda Midowga Yurub, Qaramada Midoobay iyo Midowga Africa.

Qorshahan cusub ayaa waxaa dajiyay qaadahaan-bixiyeyaasha gaar ahaan wadamada ku bahoobay G7 waxaana loogu talagalay in lagu caawiyo 19 wadan oo ay colaado ragaadiyeen. Waa qorshe midaynaya dawlaadda Soomaaliya, ururada bulshada iyo qaadahaan-bixiyeyaasha si loo daboole baahida mucaawino ee dalka Soomaaliya. Waa qorshe lagu doonayo in kor loogu qaado waxtarka deeqaha caalamku siiyo wadamada ka soo kabanaya dagaalada.

"Waxaan diyaar u nahay inaan qaadhaan-bixiyeyaasha caalamka kala shaqayno qorshahan oo noo ogolaanaya inaan sheegano baahideena rasmiga ah iyo qaabka aan u doonayno in gacan nalooga siiyo," ayuu yidhi Ra'iisul wasaaraha oo ka hadlay furitaankii munaasabadan lagu maamuusayay bilowga qorshaha "New Deal".

Wasiirka Maaliyada iyo Qorsheynta Qaranka mudane Maxamed Xasan Suleymaan oo munaasabadan ka hadlay ayaa isna sheegay in ugu horeyn dawladdu daraaseyn rasmi ah ku samaynayso xaalada dalka iyo colaadaha. isagoo intaas ku daray in daraasada kadib Soomaaliya ay deeq-bixiyeyaasha u gudbisan doonto baahideeda ayna la gali doonto heshiis is afgarad ku aadan qaabka loo daboolayo baahida Soomaaliya.

Ra'iisul Wasaaraha ayaa hoosta ka xariiqay baahida ay Soomaaliya u qabto taakulada caalamka. Waxaase uu sheegay inay lagama maar-maan tahay in nooca gar-gaar uu noqdo mid dawladda iyo shacbiga Soomaaliyeed lagala tashado si uu wax-tar u yeesho. isagoo dhanka kalana xusay inay lagama maar-maan tahay in qaadhaan-bixiyeyaashu mideeyaan hawlahooda iyo wax-qabadkooda ku aadan Soomaaliya.

 

"Shaki kuma jiro in aan u baahanahay in caalamku gacan naga siiyo sidaan uga soo kaban lahayn colaadaha dalka ragaadiyay, aanan u higsan lahayn horumar, bulshadeenana u daryeeli lahayn. Sidaas daraadeed, waxaan doonaynaa inaan heshiis is afgarad la gaadhno deeq-bixiyayaasha doonaya inay na garab istaagaan, si taageeradoodu u noqoto mid wax tar leh. Waa inaan isku afgarano meelaha noogu muhiimsan ee aan kaalmadooda uga baahanahay, qaabka aan ugu baahanahay iyo waqti ay macquul tahay in laga guul-gaadho hawshaas," ayuu yidhi Ra'iisal Wasaaruhu.

 

Ugu dambayntii, aad ayay u soo dhaweeyeen qorshaha dawladda dhamaan qaadhaan-bixiyeyaashii ka soo qeyb-galay munaasabada shalay. Waxaana si rasmi ah loo gudo galay qeybtii kowaad ee fulinta qorshahan "New Deal" ee ku aadanayd daraasada xaalada dalka iyo colaadaha oo ay ka wada shaqaynayaa dhawladda Soomaaliya, ururada bulshada rayidka ah iyo wadamada qaadhaan-bixiyeyaasha ah.

Waxaa sidoo kale xafladda ka qeyb-galay wakiilka Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya iyo saraakiil ka socday Qaramada Midoobay.Wakiilka Yurub oo goobta ka hadlay ayaa carabka ku balaadhiyay in heshiiskani meel qudha iskugu keeno doono kaalmadii la siin jiray guud ahaan Somaliya,taasi oo maamulka Dawlada Somaliya u qaybin doono goobaha ay ka jiraan maamuladu.

Tuesday, May 14, 2013

BP and Shell raided in oil price-rigging investigation


BP and Shell raided in oil price-rigging investigation


European commission carries out 'unannounced inspections' to investigate claims oil companies colluded to manipulate prices
Rupert Neate
guardian.co.uk, Tuesday 14 May 2013 17.22 BST
Oil price
The suspected violations – related to the Platts' price assessment process – may have been going on since 2002. Photograph: Eric Piermont/AFP/Getty Images

BP, Shell and other big oil companies have been raided by European commission officials investigating allegations they "colluded" to rig oil prices.

The commission said its officers carried out "unannounced inspections" at several oil companies in London, the Netherlands and Norway on Tuesday to investigate claims they may have "colluded in reporting distorted prices to a price reporting agency (PRA) to manipulate the published prices for a number of oil and biofuel products".

The commission said the alleged price collusion, which may have been going on for more than a decade, could have had a "huge impact" on the price of crude oil, "potentially harming final consumers".

EU authorities declined to name any of the companies raided but BP, Shell, Norway's Statoil and oil price reporting agency Platts all confirmed that they are being investigated.

In a statement Shell said: "We can confirm that Shell companies are currently assisting the European commission in an inquiry into trading activities."

BP said: "BP is one of the companies that is subject to an investigation that was announced by the European commission. We are co-operating fully with the investigation and unable to comment further at this time."

Statoil, which is 67%-owned by the Norwegian government, said: "The authorities suspect participation by several companies, including Statoil, in anti-competitive agreements and/or concerted practices contrary to Article 53 of the European Economic Area (EEA) [market manipulation].

"The suspected violations are related to the Platts' Market-On-Close (MOC) price assessment process, used to report prices in particular for crude oil, refined oil products and biofuels, and may have been ongoing since 2002."

The commission also said that Europe's big oil companies may have "prevented others from participating in the price assessment process, with a view to distorting published prices.

"Any such behaviour, if established, may amount to violations of European antitrust rules that prohibit cartels and restrictive business practices and abuses of a dominant market position.

"The prices assessed and published by PRAs serve as benchmarks for trade in the physical and financial derivative markets for a number of commodity products in Europe and globally. Even small distortions of assessed prices may have a huge impact on the prices of crude oil, refined oil products and biofuels purchases and sales, potentially harming final consumers."

The raids come less than a year after the Guardian revealed that the City watchdog, the Financial Services Authority, was investigating claims big energy companies had been regularly manipulating the wholesale price of gas