Wednesday, September 30, 2009

SOMALILAND: SEDDEXDA GUDDOOMIYE XISBI OO BULSHADA CAALAMKA KU HOR SEXEEXAY HESHIISKII LIXDA QODOB


Hargeysa - Waxa galabta qasriga Madaxtooyada JSL lagu qabtay xaflad balaadhan oo lagu saxeexayay Lixdii qodob ee beesha caalamku ku taliyeen ee khilaafkii taagnaa ee dalka soo afjaray. 

Sample Image
 
Sample Image
  
Sample Image
 
  
 
 

 

Sample Image

Waxa saxeexay lixda Qodob Gudoomiyayaasha saddexda xisbi Qaran, Dawlada Itoobiya iyo Deeqbixiyayaasha oo uu u saxeexay John Maarshaal Sariir ku Xigeenka Britan ee Adis ababa,  ugu horeyn waxa saxeexay Madaxweynaha JSL Mudane Daahir Rayaale Kaahin, ahna Gudoomiyaha Xisbiga UDUB, Gudoomiyaha Xisbiga KULMIYE Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, waxana goob joog ka ahaa Shirgudoonada Golaha Guurtida iyo Wakiilada, Deeqbixiyayaasha oo uu wakiil ka ahaa John Marshal iyo Dawlada Itoobiya.

Source, Somalilandnation




1 comment:

  1. Hello Everybody,
    My name is Mrs Sharon Sim. I live in Singapore and i am a happy woman today? and i told my self that any lender that rescue my family from our poor situation, i will refer any person that is looking for loan to him, he gave me happiness to me and my family, i was in need of a loan of S$250,000.00 to start my life all over as i am a single mother with 3 kids I met this honest and GOD fearing man loan lender that help me with a loan of S$250,000.00 SG. Dollar, he is a GOD fearing man, if you are in need of loan and you will pay back the loan please contact him tell him that is Mrs Sharon, that refer you to him. contact Dr Purva Pius,via email:(urgentloan22@gmail.com) Thank you.

    BORROWERS APPLICATION DETAILS


    1. Name Of Applicant in Full:……..
    2. Telephone Numbers:……….
    3. Address and Location:…….
    4. Amount in request………..
    5. Repayment Period:………..
    6. Purpose Of Loan………….
    7. country…………………
    8. phone…………………..
    9. occupation………………
    10.age/sex…………………
    11.Monthly Income…………..
    12.Email……………..

    Regards.
    Managements
    Email Kindly Contact: urgentloan22@gmail.com

    ReplyDelete