Friday, November 20, 2009

DHANXIIR

DHANXIIR

Maansha Allaah, Alleylehe waa kaa ninkii Faysal tooshka ku ifiyey fadhiidnimadda Raayale iyo xertiisa ku hareeraysan, kolhadii uu yidhi caalamkii oo dhami markay ka yaabeen beentoodii iyo balanfurka badan ay albaabadii ka qufusheen, eesha caala nin dheh.

Weger; Adeer; guddo iyo dibadba magac kuma laha oo carruurta ayaa ku hadaaqda xukuumad xumadda ina haysatee igadaa warkooda, bal eeg Ina Daa'uudkan difaacaya dhiiga laga jaqayo maatida, Cabdi Haybahan aan weedhiisana u fiirsanayn iyo rag kale oo docda ku jira.



Jamhuuriya Online

No comments:

Post a Comment