Dhanxiir iyo Rayaale Waaryaadhaheen kii Ina Rayaale maantuu ugu darnaa oo uu yidhi 'Saancadaalayaashii reer Yurub, ayaaba aragagixisadii aad ogayd ee ay bisada iyo jiirka isku ahaayeen I baryaya oo Brather sii daa I haya, ana waxaan leeyahay sharci waxaan ahayn lagu sii dayn mayo nimankii dalka dhibay.' Weger; argagixisadaaba dhacday, adeer reer galbeedku argagixisada GUWAANTANAAMO yeyba u samaysteen oo naxariis uma hayaane sheeko NSS-tan yar ee Afsoomaaliga iyo Ingiriisiga lagu soo xardhay qiil doorasho baajin u noqon maysee faragelin dibadeed baa la igu samaynayaa socon maysee 'YAA XAAG KHUURO' kale keen, ileyn nin daad qaaday… |
Jamhuuriya Online |
COMPREHENSIVE, INSTANTLY UPDATED INTERNATIONAL NEWS PORTAL WITH DEEP ANALYSIS OF ALL SOMALI RELATED AFFAIRS, SPECIAL ATTENTION GIVEN TO SOMALILAND NEWS.
Wednesday, May 26, 2010
Dhanxiir iyo Rayaale
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
No comments:
Post a Comment