Thursday, June 24, 2010

Dhanxiir iyo Wasiirada Waaga intuu baryayo sugi waayay ee u .....

Dhanxiir iyo Wasiirada Waaga intuu baryayo sugi waayay ee u .....

Waaryaadhaheen, tii UDUB ahayd haragii beri horuu ka hooree, hadda jiidhkii baa gurmaya, bal eeg wasiiradan xalay u guday KULMIYE ee sugi kari waayey inta waagu ka beryayo, mise tallow toobadii siyaasadeed baa ka xidhmaysay oo nafla caari baa haysay, cajiib, meesha cidi kumay hadhine magacii UDUB-tuna wuu sii wasakhoobayaaye tallow Aw Rayaale xalay muxuu ku baryey, Cawil-na waxbaa lagaga sheeg sheegayee!!!

Weger; Adeer; UDUB noole kuuma joogtee waxaad ka warantaa weriyeyaashan kolba mid la leeyahay dalka ka baxa ee waa maxay farta ku godani, ilayn waatanoo maantana waxaan maqlayaaa koox BBC-da ah ayaa waraaqo loo jaree, ilaahayoow falfaliidhka UDUB naga badbaadi oo doorasho khayr qabtaa noo dhacdaa.



Jamhuuriya Online

1 comment:

  1. Hello Everybody,
    My name is Mrs Sharon Sim. I live in Singapore and i am a happy woman today? and i told my self that any lender that rescue my family from our poor situation, i will refer any person that is looking for loan to him, he gave me happiness to me and my family, i was in need of a loan of S$250,000.00 to start my life all over as i am a single mother with 3 kids I met this honest and GOD fearing man loan lender that help me with a loan of S$250,000.00 SG. Dollar, he is a GOD fearing man, if you are in need of loan and you will pay back the loan please contact him tell him that is Mrs Sharon, that refer you to him. contact Dr Purva Pius,via email:(urgentloan22@gmail.com) Thank you.

    BORROWERS APPLICATION DETAILS


    1. Name Of Applicant in Full:……..
    2. Telephone Numbers:……….
    3. Address and Location:…….
    4. Amount in request………..
    5. Repayment Period:………..
    6. Purpose Of Loan………….
    7. country…………………
    8. phone…………………..
    9. occupation………………
    10.age/sex…………………
    11.Monthly Income…………..
    12.Email……………..

    Regards.
    Managements
    Email Kindly Contact: urgentloan22@gmail.com

    ReplyDelete