Friday, October 1, 2010

Gaboose oo ka hadlay Dhalinyaro la sheegay in ay transit Hargeysa ku maraan oo Alshbaab Ku socda

Gaboose oo ka hadlay Dhalinyaro la sheegay in ay transit Hargeysa ku maraan oo Alshbaab Ku socda
Dr Gaboose Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland ayaa waraysi uu maanta Bixiyey siiyeyna Idaacada Bbc kaga waramay Dhalinyaro la sheegay in ay Yurub North America ka yimaadaan oo transit ku mara Hargeysa iyo Dhalin yarada Lagu afduubtay Laasqoray dhawaan.

DHagaysi Haboon


No comments:

Post a Comment