Thursday, December 22, 2011

TACSI MARXUUMAD AYEEYO KHADIIJA AW JAAMAC



Anigoo ku hadlaaya magaca reer Xasan Cabdi Carwo iyo kan xaaskayga Amaal Cumar Carte waxaan tacsi u dirayaa ehelka, ubadka, tafiirta kale, gacalka, qaraabada, xigaalka, xito iyo asxaabta ay ayeeyo Khadija Aw Jamac,oo ah ( hooyada adeerkey Cawil Cabdi Carwo iyo eddooyinkey Canab iyo Qaali), iyo tafiirtooda meel kasta ooy joogaan.

Ayeeyo Khadija oo ahayd ruux aad u da'weyn oon marna ka qaldamin kana daalin tasbiixda, salaadda iyo cibaadada Alle oo dhan, waxaan ku xusuustaa dhowr bilood horteed oon arkay oon la yaabay hadalkeeda aan qaladka lahayn, xusuusteeda iyo maqalkeeda. Waana mid dadka wax yari helaan kolka ay gaadhaan da'daas mid aad uga yar.
Alle ha u naxariistee Ayeeyo Khadiija Aw Jaamac waxa lagu aasay magaalada Hargeysa, maanta oo khamiis ah 22/12/2011.

Marxuumad Khadiija oo ahayd ruux cibaado badan,naxariis badan, oo dad jecel, waxaan Illaahay uga baryayaa inuu u naxariisto oo uu janatal fardows ku abaal mariyo, ehel, asxaab iyo tafiirteedna, waxa inagu waajib ah samir, saamaxaad iyo duco.

Axmed Xasan Carwo
samotalis@gmail.com


 

1 comment:

  1. Hello Everybody,
    My name is Mrs Sharon Sim. I live in Singapore and i am a happy woman today? and i told my self that any lender that rescue my family from our poor situation, i will refer any person that is looking for loan to him, he gave me happiness to me and my family, i was in need of a loan of S$250,000.00 to start my life all over as i am a single mother with 3 kids I met this honest and GOD fearing man loan lender that help me with a loan of S$250,000.00 SG. Dollar, he is a GOD fearing man, if you are in need of loan and you will pay back the loan please contact him tell him that is Mrs Sharon, that refer you to him. contact Dr Purva Pius,via email:(urgentloan22@gmail.com) Thank you.

    BORROWERS APPLICATION DETAILS


    1. Name Of Applicant in Full:……..
    2. Telephone Numbers:……….
    3. Address and Location:…….
    4. Amount in request………..
    5. Repayment Period:………..
    6. Purpose Of Loan………….
    7. country…………………
    8. phone…………………..
    9. occupation………………
    10.age/sex…………………
    11.Monthly Income…………..
    12.Email……………..

    Regards.
    Managements
    Email Kindly Contact: urgentloan22@gmail.com

    ReplyDelete