TACSI KA TIMID LA-TALIYAHA MADAXWEYNAHA EE DHAQAALAHA IYO GANACSIGA
Marxuum- Axmed Jaamac Bootaan (Daaniye)- Wasiirkii hore ee wasaaradda Warshadaha

dhambaal tacsi ah u dirayaa ehelka, tafiirta, qaraabada, xigto iyo xigaal, culumada, shacbiweynaha Somaliland Geerida Naxdinta leh ee ku timid Marxuum- Axmed Jaamac Bootaan (Daaniye)- Wasiirkii hore ee wasaaradda Warshadaha
Marxuumku waxuu ahaa siyaasi weyn iyo oday nabaddoon ah oo qayb weyn ku lahaa nabadeyntii bulshoweynta Somaliland iyo dhismaha qarannimada dalkeena.
Waxaan ILLAAHAY uga baryayaa Marxuumka inuu naxariistii Janno ka waraabiyo, Culimada, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo Dhamaan Shacbiga Reer Somalilandna uu waafajiyo Samir iyo Imaan
Axmed Xasan Carwo
La-taliayaha Madaxweynaha ee
Dhaqaalaha, Ganacsiga iyo Maalgashiga
No comments:
Post a Comment