Sunday, October 11, 2009

Dhanxiir iyo Fagadhe

Dhanxiir iyo Fagadhe
news image

Waaryaadhaheen ma maqasheen ninkii odayga ahaa ee Fagadhe, ayaa lagu iloobay cusbitaal ku yaal Paris oo silic iyo saxariir ugu dhimanaya, waxaan u malaynayaa yooyootankii siyaasadeed ayaa lagu hilmaamay ama si kale ayaa loo hagraday sidiiTallaabo oo kale, walee waxaan ka baqaa in dunuubta kaga galayo ragga siyaasiyiinta waaweyn ahi dambarsan doonto cidkasta. 


Weger; Adeer, hadii cid dambi laga galay waa shacabka baahida la diidaya ee wax loo qabtay aanay jirena, ninkaa Fagadhena markii uu KULMIYE hadhka cad ka cararay ayuu galabsaday in ficil xumo lagula kacaye, waxaad ka warantaa dawo bukuutay dabiib ma loo hayaa?

sources Jamhuuriya Online

No comments:

Post a Comment