Friday, October 23, 2009

Xafladii Jaaliyada Somaliland ee Sacuudi Arabiya ku soo dhaweesay Eng. Cabdiraxman “Saylici”

Waxaa habeenkii khamiista ee bishi aheed 14ka Octber ka dhacaday Siteen Palace Hotel oo ku yaala magaalo madaxda Riyadh xafalad si heer sare loo soo agaasimay taas oo lagu soo dhaweenayeey Musharaxa jagada madaxweyne ku xigeenka ee xisbiga Kulmiye Mudane Cabdiraxman Saylici oo booqasho ku yimid dalka Saudi Arabia, ayaa waxa isugu yimid dadweyne tiro badan oo ka kale yimid dhamaan gobolada dalka boqortooyada Sacuudi Arabiya, waxaana si wada jir ah usoo qaban qaabiyay Ururka Dhaliyarada Somaliland ee Sacuudi Arabiya iyo jaaliyada Somaliland ee Sacuudi Arabiya.

GUJI :http://www.somaliland.org/2009/10/20/xafladii-jaaliyada-somaliland-ee-sacuudi-arabiya-ku-soo-dhaweesay-eng-cabdiraxman-“saylici”/

http://gargaar.blogspot.com/

No comments:

Post a Comment