MARXUUM XAAJI CABDILAAHI IBRAAHIN (XAAJI DOOL)

dhambaal tacsi ah u dirayaa ehelka, tafiirta, qaraabada, xigto iyo xigaal, culumada, shacbiweynaha Somaliland Geerida Naxdinta leh ee ku timid Guddoomiyihii Guddida Wanaag farista iyo Xumaan-ka reebida MARXUUM XAAJI CABDILAAHI IBRAAHIN (XAAJI DOOL) oo ku geeriyooday Magaalada Hargeysa 18/01/2012
.
Marxuumku waxa uu ka mid ahaa Culimada waa weyn ee Dalka, bulshada dhexdeedana xurmo iyo tixgelin badan ku lahaa. Isagoo horeyna ahaa ganacsade caan ah iyo oday dhaqan min Muqdisho ilaa Hargeysa.
Marxuumku waxa uu ka mid ahaa Culimada waa weyn ee Dalka, bulshada dhexdeedana xurmo iyo tixgelin badan ku lahaa. Isagoo horeyna ahaa ganacsade caan ah iyo oday dhaqan min Muqdisho ilaa Hargeysa.
Waxaan ILLAAHAY uga baryayaa Marxuumka inuu naxariistii Janno ka waraabiyo, Culimada, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo Dhamaan Shacbiga Reer Somalilandna uu waafajiyo Samir iyo Imaan
Axmed Xasan Carwo
La-taliayaha Madaxweynaha ee
Dhaqaalaha, Ganacsiga iyo Maalgashiga
No comments:
Post a Comment