Tuesday, February 28, 2012

Golaha Wasiirada Somalliand oo Ansixiyey Miisaaniyad Sannadeedka 201

Golaha Wasiirada Somalliand oo Ansixiyey Miisaaniyad Sannadeedka 2012 oo Dhan 640,920,898,136

Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland ahna ku simaha Madaxweynaha, Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi

Fadhigii maanta (27/02/2012) ee Golaha Wasiirada oo Ka Qabsoomay Qasriga Maxadtooyada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu Gudoominaayeyna Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland ahna ku simaha Madaxweynaha, Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) Waxa lagu Ansixiyey Miisaaniyad Sannadeedka 2012 oo Dhan 640,920,898,136 taas oo 29.56% ka badan tii sannadkii Hore ee 2011. 


ALLAA MAHAD LEH 



XAFIISKA AF-HAYEENKA MADAXTOOYADA JSL. 

No comments:

Post a Comment