Tuesday, May 1, 2012

War Deg Deg ah: Gudoomiyaayasha Urur Siyaasadeeda NDP iyo Jamhuuriga oo Hadda Ciidamada Boolisku Saldhiga Dhexe u Taxaabeen

War Deg Deg ah: Gudoomiyaayasha Urur Siyaasadeeda NDP iyo Jamhuuriga oo Hadda Ciidamada Boolisku Saldhiga Dhexe u Taxaabeen

Written by: Kadar Yonis
Published: 01/05/2012 @09:00     

War Deg Deg ah: Gudoomiyaayasha Urur Siyaasadeeda NDP iyo Jamhuuriga oo Hadda Ciidamada Boolisku Saldhiga Dhexe u Taxaabeen..

Gudoomiyayaasha Ururadi laga Reebay Doorashooyinka Dawladaha Hoose ee kala ah NDP Marwo Foosiya Yusuf Xaaji Aden iyo Gudoomiyaha Ururka Ay ku midoobeen Ururada Nuur , iyo Jamhuuriga Md Axmed Sandoon ayaa Ciidamada Bilaysku u taxaabeen Saldhiga Dhexe.

Xadhiga Masuuliyiintan ayaa Timi Xilli ay ururadi la Reebay ay isu Diyaarinyaan Mudaharaad ay ku muujinayaan sida ay uga soo Horjeedaan iyo Cadaalad Daro lagula kacayba.

Geesta Kale Ciidamada Badan ayaa Gaafwareegaya laguna daadiyey Guud ahaan Magaalada Hargeysa.

Wixii Faahfaahin ah Kala socoda Shabakadda ToggaHerer



--
Ahmed Hassan Arwo


No comments:

Post a Comment