Sunday, May 26, 2013

Ogaysiis Dhamaan Dadka Somaaliyeed ee ku nool UK Fadlan iska ilkaaliya Dr. Ali Mao-Aweysnin oo sheegta dhakhtar

Ugu horayn waxaan halkan salaan sharafeed u soo marinayaa media sida wanaagsan ugu soo gudbisa dadka afka somaliga ku hadla wararka iyo talooyinka .

Layaabka aduunka oo runtii aan aad uga qiirooday kadib markii aan arkay nin somaliyeed oo dadkii lugaha wada jaray kuna shegay in uu hayo xanuun isku wada mid ah, kuna sheegay caruurtii 8da bilood jirtay in gaastari hayso.

dadka somaliyeed ee ku dhaqan uk gaar ahaan magaalkada london iyo birmningham , dadka uu dhiibaatada u gastay waxaa ka mid ah gabdho somaaliyeed oo qaarna lugaha laga jaray qaarna hada curyaan yihiin oo guryaha dhex fadhiyaan kadib markii uu siiyay kala dawooyin oo khalad ah u siiyay kiniino iyo irbado uu ku muday kuna sheegay xanuuun aan haynin,

Gabadh ku nool magaalada london ayaa waxaa uu ku muday irbad kad markii uu ku sheegay xanuun aan haynin waxaana ku dhacday gabartaa qiso naxdin leh waana cuuryaan hada guriga ayey dhex fadhidaa.
Sidoo kale boqolaal dad ah ayaa u ildaran xanuuno kadibna waxay booqdan Dr. Ali Mao-Aweys yagoo dadkaasi islahaa dawo ka raadiya waxaana uu kuw wada sheegay xanuun isku mid ah .

Qaar kamid ah dadka aan la kulmay ee sida joogtadaa isgu dayay inay dabiib ka raadsadaan Dr. Ali Mao-Aweys ayaa waxay ii sheegeen in ay iswaydiiyaan dadka marka ay ka soo baxaan meesha uu ku daweeyo maxaa lagaa helay? waxaana ay wada sheegtaan wada beer xanuun  waxaana u sheega mar cali macow .

Sidoo kale ilmo yar oo jiray 8 bilood ayaa loo geeyay waxaanu ku sheegay in uu hayo gaastari.

Haweenay fara badan oo somalia ayaa aad ugu qulqula sida uu sheegay dr cali macow waxaa uu ku takhakhusay xanuunada beerka iyo dumarkaba taas waxaa uu ku helay suuq badan oo dadka somalida ahi door bideen qofkan somaliga ku hadalaaya ee sheegtay inuu dhakhtar yahay, haweenay somaalia oo fara badan ayaa waxaa uu siiyay kiniino khaldan markii ilmihii ka soo dhacay ee ay u tageen xanuun koodiina uu ku sheegay in qabow galay siiyayna kinka lafaha oo ku qoran afka luqada germalka taas oo markii la tusay dhakhaatiirta ay sheegen in uu khalad yahay kiniinkani soona sheegan qofka siiyay meesha uu joogaba.

Isla dhwaan ayaa 5 bilood oo xadhiga loo jaray kadib markii uu dawo khaldan oo qofkii somliga ahaa ee uu siiyay ku xanuunsaday.

Hadaba inaga oo aan maqaalkan halkan ku soo wada koobi karayn dhibaatada uu ku hayo
Dr. Ali Mao-Aweys dadka somaliyeed ee ku nool uk qayb uun ayaan hada soo qaadanay waana sii wadi doona .


Halkan ka eeg address  ka iyo magaciisa ninka sheegta inuu yahay dhakhtar ku takhakhusay xanuuuno fara badan.
Fadlan fariin gaara hadii aad akhrisato maaqalkan ka taxa dir adiga iyo faamiligaaguba ninka qabona dhakhaatiirta kale oo kaaga fiican beenta macow .

By Kamal Abukar

Halkan kala bax sawirkiisa http://www.dralimaoaweys.com/Pages/default.aspx

London:London office is open on Sunday, Monday, Tuesday, and Thursday 10:00 AM to 6:00 PM ( Dadweynaha Somaaliyeed waxaa la ogeysiinaya in xarunta London ay furan tahay Axad, Isniin, Talaado, iyo Khamiis saacadu markey tahay 10:00 AM to 6:00 PM).

Birmingham:Birmingham office is open on Friday and Saturday 10:00 AM to 6:00 PM (Xafiiska Birmingham wuxuu furan yahay Jimco iyo Sabti saacadu markey tahay 10:00 AM to 6:00 PM). .

New Service: completion and signing of any forms (e.g. Taxi medicals, housing support letters, fitness to travel, EHIC and many more).
Immunizations (Talaal):  We now offer Vaccinations for Hajj and Umrah, children's vaccinations, flu jabs, vitamin D checks and injections (Haddii aad u baahan tahay in aad is talaashid inta aadan ubixin Hajj ka iyo Umrada. Waxaan kaloo sameynaa Talaalka caruurta, Hargabka, iyo baritaanka Vitamin D).

For appointments Call (Ballan ka suubso lambarada hoos ku yaala):
Mobile: 00447425628980  or  00447436262986
Office:  00442088025566  or  00441213553308

For Addresses, Maps, and Phone numbers (Click Here (Halkan Riix)

For Health Questions send me an Email (Email isoo dir su'aalaha ku saabsan dhinaca caafimaadka):
dralimaoaweys@gmail.com

No comments:

Post a Comment