Tuesday, October 1, 2013

La idinka Tagi Maayo Ee Iidinka Ka Tagi!!!!!!!!!

La idinka Tagi Maayo Ee Iidinka Ka Tagi!!!!!!!!!



Waaxaynu u soo halganay oo kooxdi SNM ee mujihidinta ahayd somaliland
u soo maren marxalado kala duwaan oo ay naftoda iyo malkoodaba u soo
dadiyen waaxa 1991-magalada burco lagaga Dhawqay Qaranimo meel looga
soo wada jeestay oo lagu qasbay Gudomiyihi SNM mudane Cabdiraxmaan
Axmed Cali inu ku Dhawaqo Dawlad madax banaan oo Ah tan imika 23-sano
jirsatay ee Somaliland.

Waaxa u ku taliyey Alle ha u naxariste Cabdiraxman Axmed Cali inaynu
Magaca Somaliyed Haysano Dawladenuna Ay Sidi inogu jirto haday safarad
tahay iyo haday mamul tahay iyo hadi casimada somaliyed intaasba tahay
ay waqoyi ku gor gor tano hase yeshe may dhicn tii Qaranimadu Go'ni
gosiga ahayd ayey noqotay,waaxanu Alle ha u naxariste Cabdiraxman
Axmed Cali noqday Madaxwaynihi ugu horeyey somaliland muddo yar ka dib
waaxa u soo maleegay Madaxwaynahan hada jooga Qorshe lagag Qadayo Alle
ha u naxariste Cabdiraxman Axmed Cali (tuur) iyo Madaxwayne ku
xigeenkisi oo Xiliga aha Mudane Xasan Ciise Jamaac,Xilka ay hayen
balse nasiib daro
U ku gulaystay Marxuum Maxamed Xaaji ibrahiin cigaal waaxanay sida ku
samaysmay madaxwaynehi laabad iyo ku xigeenkisi oo aha Cabdiraxmaan
Tolwa  waaxa u isku dayey marxuum cigaal in badan in somaliland nimada
la hanaqad siyo meel foogna qadiyada somaliland la geeyo balse iyaduna
midhihi aan sii waacan loo gosan ayey Xaayatu Barsikh ka soo gashay
ILLAHAYNA ofsaday  geeri Runti naxdin leh ayey ahayd.
Balse qarankan somaliland isago ka dulaya sharciyada u yaala iyo
qawaninta lagu heeshiyey belaha somaliland wada daga aya sii sharaf
iyo xushmadi ku dhehantahay loogu warejiyey xilki Mudane Dahir Riyaale
kaahin oo aha Hogamiyihi ugu Mudada Dhera somaliland ruuntina Dorasho
Xoor iyo Xalala Qabtay,Waaxa Mudane Dahir Riyaale Kaahin la soo kulmay
malmo adag oo u xita naftisa ku wayi gadhay sida Dhacdadi Laasacanood
iyo Qaraxyadi 29-aktober 2010 kuwaasi oo hadana ka dor biday
somaliland nimada waaxa u xidhay siyasiyin somaliland u dhashay hase
ahate somaliyanimada aminsan
Axmed Siillanyo Runti Mucaridad Xuun ayu isna ku aha haseyeshe umu
jilcin Dahir Riyaale Qaranimada Shacbigan masakinta ah ayu inbadan ka
dorbiday waaxyabahi dalka somaray ,Hadaba Qabyaladan soo rogal
ceelisay qaranimadan madawga gashay ee xukumada Axmed Siillanyo
Miyanay inagu sababi karayn in la kala aar goosto in madow somaliland
nimo u inagu yimado
Ruunti Oday Rer miyi ah aya bari la iga sheekeyey oo la igu yidhi Rer
Gura ayu aha markasay rerkale oo iyaguna Rer gura soo ag degen odaygu
waaxa u aha ruunti nin cood kar ah oo garta goyn yaqana oo geesi ah
raagbadana dhalay balse marki uu gaboobay waaxa u dhaqan jiray Digag
ubadkisuna Geela ayu raaci jiray Rerki soo ag dagay aya Caruurti ay
dhalen Ka dilen Digagi Oodayga u Garka aha mid ka mida oo ah Diagagad
Markasa Oodaygi loo Sheegay waaxanu yidhi Aabo ka Dagalama Diagagadas
Markasay inamadu Dhalay la yaben Aabohod oo aay yidhaden war odaygi
malaha waa u asasaqay ee inaga amuusa.
Muddo yar  ka dib ayey Rer kale oo rer Gura ahi soo Deegen Dagalki
waxana dhacday in geeli Oodayga iyo Rerki Cusba geel ay leeyihin Is
Cunan Nasib daro Oodaygi Awr u laha aya meeshi ku dhintay marasay
inamadisi oo yacaya u sheegen intu Amusay ayu ku yidhi war ordo
digagadi ka dagalama inamadi yaab iyo amakag ayey ku noqotay Hadalki
Oodaygu waxanay yidhahden war odayga maxa Digagadan daba dhigay waa
yaabe.
Isla waakhti yar uun ka dib ayey Rerki saddexad doo deegen kambalki
Rerihi hore Dagen waaxana Dhacday dacdo tii hore ka xuun oo laaba wiil
oo midna Oodaygu dhalay midna Rerki Cusba ah aya is dilaay meeshina
waaxa ku dhintay Wiilki Oodaygu dhalay inamadi oo yacaya aya Oodaygi u
soo galay maraksay yidhaden Aabo Qoryaha ino gura oo aynu argoosi
tagne Oodaygi ismabu lurine intu Qoslay ayu yidhi War Digagada ka
Dagalama yaab iyo amakag aya inamadi ku dhacay.
Intay  Dhaqaqen ayey yidhaden waar odaygan digagadan ladaba dhigay ina
mariya u dagal tagne Rer Baragi digagada ka dilay ayey sidi ku wararen
ka dibna aya dagal xuun oo adag u geesten laabadi  Rer ee midna awrka
ka dilen midna Inanka ka dilay aya iyago yacaya yimaid oo Min Dhabal
ama maag libi laab ah sida u keenen Oodaygi.
Imika waaxan uga soocda Siillanyo iyo inamada u Aaderka u yahay
Maxamuud Xashi iyo Xirsi xaaji iyo Waasirkisana Macdanta ee Xusen ma
inay cadho iyo gadood ay Shacbigi ka qaden somali waayn loo tago
iyagana ay ugu fuusho danta ay leyihin Aaderayaal Qaranka dad aya u
soo dhintay la idinka tagi maayo ee idinka ka tagi.

La sooco..............

Cabdiraxiim ismaaciil Cabdilaahi (Bidaar)
Cabdiraaxiim9909@gmail.com
Hargeysa Somaliland

No comments:

Post a Comment