Saturday, January 23, 2010

GARAAD JAAMAC GARAAD ISMAACIIL OO GAADHI AAN AHAYN GAADHIGIISA KAGA BAXAY LAASCAANOOD

GARAAD JAAMAC GARAAD ISMAACIIL OO GAADHI AAN AHAYN GAADHIGIISA KAGA BAXAY LAASCAANOOD

garaad jamac garaad ismacil oo gaadhi aan ahayn gaadhigiisii kaga baxay lascaanod‏.

C ee xarunta gobolka sool, garaadka ayaa maamulka gobolka sool oo kaashanaya ciidanka wadooyinku ayaa garaadka u sheegay inaanu dhinacna uga bixin gurigiisa amarkan ayaanu garaadku dheg jalaq u siin waxaanna uu garaadku hadda ku sugan yahay magaaladda holhol ee madasha shirku ka dhacayo
Garaadka ayaa magaaladda kaga ambabaxay gaadhin aan kiisii ahayn maadaama uu garaadku dhuumasho ahaa kana baqayay inuu caqab kala kulmo ciidanka wadooyinka
Garaadka oo ah garaadka gogosha holhol fidiyay waxanna wararku sheegayaan in garaadka la socdeen dhalinyaro gaashaaman arrintan ayaa mujinaysa dayacnanta iyo fiiro la,aanta ciidanka wadooyinka somaliland waxaanna wararku sheegayaan inaanu garaadku la kulmin wax baadhitaan ah
shirka holhol ayaa waxay ujeedadisa ugu horaysaa tahay sidii loola dagaalamilahaa loona burburin lahaa jamhuuriyadda xasiloon ee somaliland sidoo kalenna waxaanna ka madhnayn waxa laga yeelayo saraakiisha kasoo jeedda shirka holhol kana so jeeda beesha la baxday ssc ,Waxaana sidoo kale wali xayiran gaadiidkii u ararnaa shirka holhol si kastaba ha ahaatee shirka holhol ayaa ah mid si wayn loogaga soo horjeedo jirtaanka iyo xasiloonidda ka jirta somaliland .

Wixii warar ah ka soo kordha wan idin so gudbin donaa
salosahal@hotmail.com
tel:+25224343677

No comments:

Post a Comment